Beesha caalamka oo walaac ka muujisay gaabiska Doorashada Somalia (Akhriso)

WAR-SAXAAFADEED Saaxiibbada Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyey dhammeystirka doorashada Aqalka Sare ee daba socotay kulanki Golaha Wadatashiga Qaran ee 11 ka Nofeembar iyo ballan qaadka hoggaamiyeyaasha ee dhammeystirka doorashooyinka Golaha Shacabka ugu dambeyn dhammaadka Diseembar 2021. Si kastaba ha ahaatee, Saaxiibbada Caalamiga ahi waxa ay weli si weyn uga walaacsan yihiin jadwalka doorasho … Continue reading Beesha caalamka oo walaac ka muujisay gaabiska Doorashada Somalia (Akhriso)